Site icon Daruur درور

Fasirka riyada jiir guriga lagu dhex dilayo

Fasirka riyada jiir guriga lagu dhex dilayo

Riyada:

Asc wr wbr walal ilaahey haku barakeeyo waxan Ku riyooday hurdo anigoo kasoo kacay sariirteyda jiifka meeshan kasoo kacay waxaa kasoo baxay jiir markaan Dil isdhahay wuu iga cararay wiilkeyga ilmaha u ween Ayaan Ku dhahay ii qabo jiirka wuu Ku istaagay xaga danbe EE seenta Ayan kasoo qabtay afkiisa wuxuu isku badalay afka shinbirta oo kale wuu igu muday waan ceejiyay meesha xabadka ayaa dilaacday waxaa kasoo baxay dheecaan Fara badan iyo hilibkiisa markaan dilaayay AAD ban u xanaaqsanaa dhulkaan Ku tuuray asagiyoo wali naf Ku jirto waxan madaxa kaga garaacay xaaqinka meesha LAGA qabto

Fasirka riyada jiir guriga lagu dhex dilayo
Fasirka riyada jiir guriga lagu dhex dilayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof aad ku kalsoon tahay oo ku dhibayay inaad ka aadkaan doonto

Dhibka uu kula rabay ma gaari doono, inta uusan dhib kuu geysanin ayaad iska qaban doontaa.

 

 

Riyada jiirka halkan ka daawo

 

The dream describes someone you trust who was bothering you that you would succeed

He will not succeed in the trouble he wants you to suffer. You will take care of himself before he causes you harm.

Exit mobile version