Site icon Daruur درور

Fasirka riyada hooyada qofka arko

Fasirka riyada hooyada qofka arko

Hooyada waa asalka uu ka dhasho qofka qofka arko hooyo waxay tusinaysaa riyadaas dhimrin iyo naxariis sidoo faraj ayay u tahay qofka kurbeysan ama dhibban.

Fasirka riyada hooyada qofka arko
Fasirka riyada hooyada qofka arko

haddii qofka uu arko hooyadiisa oynaysa waxay tilaamaysaa riyada qofka inuu xanuunsanayo.

Haddii uu arko geerida hooyada ama hooyadiisa oo dhimatay iyadoo nool taas waxaa lagu fasiraa dhibaatooyin qofka kula soo gudboonaanaya nolosha adduunka, haddii uu ku riyoodo hooyadiisa oo dhamatay iyaduna ay meyd tahay oo ay horey u geeriyootay riyadaas waxaa lagu fasiri karaa qofka arkay inuu helayo wanaag iyo farxad nolosha adduunka.

Fasirka riyada wuxuu u noqonayaa qofka xaaladda uu ku sugan yahay hal riyo ayaa laga yaabaa in labo qof si kala duwan loogu fasiro.

Maxaayeelay waxaa kala duwan xaalkooda.

Exit mobile version