Fasirka riyada dabka waa maxay

The in the dream

Fasirka riyada dabka waa maxay

Su’aasha:

Asc

1. Asc walal Xaaskeyga waxay ku riiyootay anoo qolka jiifka dab ka shiidaya dab weyn ma ahan balse waa dab yar oo holac wata meesha aan ku shidayay waxaa yaalo roog cagaaran.

2. Xaaskeyga i weydiisay waxay igu tiri maxay tahay dabka aad nagu shiday uma jawabin balse waan ku qoslay.

Fasirka riyada dabka waa maxay
Fasirka riyada dabka waa maxay

Jawaabta:

Fasirka riyada dabka qaabab badan ayay yeelan kartaa

Haddii aad arabto adoo dab ka shidaya gurigaaga oo dabkaas aan geysanin dhibaato waa hanti iyo arsaaq barako leh waxaa laga yaabaa hantidaas inay noqoto dhaxal aad helayso ama hanti si fudud aad ku helayso waxaana daliil u ah dabka noocaas ah inuu waxtar leeyahay nabi muuse (CS) markuu safarka ku jiray dab ayuu arkay markaas Ilaahay wuxuu kusoo dejiyay waxyi sha’nigiisana kor ayuu u qaaday.
marka riyadaada waxay tilmaamaysaa inuu Ilaahay kor kuu qaadi doona adoo risqi waasac helaya, sidoo kale qosolkaaga wuxuu tilmaamaya inaad ku faraxsan tahay dabka, sidoo kale cuntada lama cuno dab la’aan marka dabka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha ugu muhimsan nolosha.

 

Riyada bambo oo guriga ku qarxaysa oo aniga kaligay ka badbaadaya

Interpreting the dream of a fire can have many forms

If you pray by lighting a fire in your house and the fire does not cause any harm, it is a blessed property and sustenance, that property may be an inheritance that you will receive or property that you will easily get and there is proof of such a fire that is useful for the Prophet Moses (s) when he was on the journey he saw a fire and then Allah sent down to you a revelation and raised it up.
When your dream indicates that Allah will raise you up with ample sustenance, your laughter also indicates that you are happy with the fire, also food is not eaten without fire when fire is one of the most important things in life.

Halkan ka daawo faahfaahinta riyada dabka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More