Fasirka riyada dabka ka kacayo jikada guriga
Fasirka riyada dabka ka kacayo jikada guriga
Riyada:
Asc
Waxaan ku riyooday gurigayga oo jikadiisa Dab kakacay oo guriga oo oo dhan qabsaday kabacdi aan qaylinayo oon leyhy hooyo kaso bax guriga iyo inta ku jirtaba way kaso baxeen
Guriga galay waxaan kasoo bixiyay dharka computer iyo shahadooyin aan leyhy
In yar kabacdi waxaa yimid roob dabkii damiyay cidna wax kuma gaarin xataa guryuhu ma guban.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa fidno iyo iskudir laga yaabo guriga inay ka dhacaan
Dad ayaa laga yaabaa inay rabaan wax xun meesha inay ka abuuraan
Waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso dadka noocaas ah.
Riyada dabka hadda waa fidno iyo dagaal lagu abuurayo dadka guriga ku nool.
The dream describes a temptation and a struggle that may take place at home
People may want something bad where to create
You are required to be careful of such people.
The dream of the fire now is a temptation and a battle to create the people living in the house.