Fasirka riyada cunidda hilibka bisil

Fasirka riyada cunidda hilibka bisil

Su’aasha:

Asc wllo waxan ku riiyooday anoo Abahay la socda kadib uu ii geynaya waxana tagayna guri gurigaas oo Hilib Bisil noola keena waxana dhahaya waan soomanahay wuxuuna leeyahay soonka iska fur kadib waxan cunaya Hilib aad bisal oo Macan. Maxay noqon karta Fasirkeeda.

Fasirka riyada cunidda hilibka bisil
Fasirka riyada cunidda hilibka bisil

Jawaabta:

Inshaa Allaah riyadan waxay tilmaamaysaa in goor dhow aad wax heli doonto, hilibka bisil waa arsaaq diyaar ah, waa riyo fiican oo bishaaro ah.

Waxaa sabab u noqon doona taas aabbahaaga.

 

Fasirka riyada hilibka ariga

 

God willing, this dream indicates that soon you will get something, ripe meat is a ready supply, it is a good dream and good news. It will be because of your father.

Riyada hilibka oo faahfaahsan halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More