Site icon Daruur درور

Fasirka riyada cudurka corona virus

Su’aasha:

Maxay noqon kartaa riyada qofka hadduu arko qof corona virus qaba maxaa lagu fasiri karaa fadlan jawaab degdeg.

Fasirka riyada cudurka corona virus
Fasirka riyada cudurka corona virus

Jawaabta:

Waxaa dhici karta riyada inay tahay nooca loo yaqaano   أحلام حديث النفس taas oo laga wado riyada nafta ay ku sheekaysato, waayo maalmahaan waxaa la hadal hayaa cudurka corona virus marka waxay badan tahay riyada inay tahay mid nafta ay ku sheekaysanayo, corona wuxuu kamid yahay cudurada caadiga ah wuxuu tusiyaa wixii cudur uu tusiyo.

riyada marka ay tahay mid isku qasan ama mid naftu ku sheekaysato fasir ma laha waa riyo aan macne lahayn

Exit mobile version