Fasirka riyada ciddaada ay kaa cararayaan
Interpretation of dream of family escape
Su’aasha:
Asc shiiqow waxan rabay in aad riyadan ii fasirto ilaa mudo labo sano ah ayaan isku arkayay oo isla riyadaas ah waxan ku riyooday cideyda oo dhan wey iga cararayaan meel mugdi ah ayaa la igaga tagaa waan ka daba qeeylinaaaa family keyga mana is ogi sariirta ayaan ka istaagaa ilaa aan ka taaabto darbiga ii dhaw sida qof meel oo ka baxo raadinaayo ee maxee noqon kartaaa.

Asc shiiqow waxan rabay in aad riyadana ii fasirto waxaan ilaa mudo labo sano ah ayaan isku argaay oo isla riyadaas ah waxan ku riyooday meel cidlo ah oo la ikaga tagaayo mel aan ka baxo aaan wayey cideyda oo dhan ayaa la iga tagtay meel mugdi ah aan laheyn meel aan ka baxo anoo qeylinaayo ayaan soo kaca anoo raadinaaayo meel aan ka baxo markaan darbiga taabto ahaan hurdada ka kacaa ee shiiqow maxee noqon kartaa riyadaas