Site icon Daruur درور

Fasirka maahmaada Aayad alif ka qaldantay

Aayad alif ka qaldantay baqara kama toosto

آية حدث في ألفها خطأ لا تستقيم في البقرة

Waa maahmaah soomaaliyeed macnaha laga wado uu yahay wax marka ay bilowgiisu qaldamaan way adag tahay in la saxo.

Fasirka maahmaada Aayad alif ka qaldantay
Fasirka maahmaada Aayad alif ka qaldantay

taasoo ah waa in marka hore lagu dadaalo waxa la samaynayo

si aysan u dhicin qaladaad.

soomaalida inta badan waxay ku maahmaahdaa murti iyo hadall meel fog tilmaamaya.

murtida hore ay soomaalida lahaayeen aad bay u ficnayd inkastoo hadda dadka soomaaliyeed ay isbaddaleen waxay noqdeen dad tusaale xun loosoo qaato siiba marka ay dhaceen dagaalada sokeeye ee tirtiray dalka.

 

Fasirka maahmaahda garaadso inta aadan guursan

 

It is a somali proverb that means something that when the beginning is wrong, it is difficult to correct it.
which is to first strive for what is being done
so that there are no mistakes.
Somalis often say a sentence and a speech that describes far away.
The previous decisions of the Somalis were very good even though now the Somali people have changed and they have become people who have become a bad example when the civil war that destroyed the country took place.

Exit mobile version