Fasiraada riyada wiil aad dhashay oo dibada jooga

Fasiraada riyada wiil aad dhashay oo dibada jooga

Riyada:

Asc sheekh khayr allahaa kusiiyo sida fiican ee aad bulshada ugu adeegtaan,
Waxaan kuriyoday xalay wiil aan dhalay oo dibada jjooga in muda ahne xagan ila jooogay hadane dibada kunoqday ayaan riyo kua arkay isagoo ciyaal la ciyaaraya intaan xagiisa u dhawaaqay isagane ii Soo dhawaaqay ayaan waydiiyaya aabo waran markaat noqtay ee aad utagtay ciyalkii aad laciyaai jirtay kawarn aabo ,
Wuxuu iigu jawabay aabo aad baan u ficanahay ciyaalkune waa saxiibaday iska ciyaar aabo haday khayr tahay ii Soo fasirtaa iinsha allaah

Fasiraada riyada wiil aad dhashay oo dibada jooga
Fasiraada riyada wiil aad dhashay oo dibada jooga

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa war fiican inaad ka heli doonto oo aad ku farxayso.

Wiilka xaalad fiican oo farxad leh inuu ku sugan yahay

Waa riyo fiican oo bishaaro weyn xambaarsan

 

Halkan ka daawo riyada ilmaha 

The dream indicates good news that you will find and enjoy.

The boy in a good and happy situation

Is a good dream of great news

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More