Farmaajo hadalkiisa maxaa laga fahmayaa daawo Video

Farmaajo hadalkiisa maxaa laga fahmayaa daawo Video

Farmaajo hadalka uu jeediyay  sida ka muuqata waa hadal malab oo kale ah.

Farmaajo hadalkiisa maxaa laga fahmayaa daawo Video
Farmaajo hadalkiisa maxaa laga fahmayaa daawo Video

laakin qofka si qoto dheer u eego wuxuu dareemayaa inuusan sidaas ahayn.

Farmaajo inta uu madax yahay immisa qarax dhacday immisa jeer uu safray

aaway ballanqaadyada uu sameyn jiray.

hadal badan haan ma buusho ayaa horay loo yiri.

Hadalada noocan ah dowlad laguma dhisi karo.

dowlad waxay u baahan tahay hadal wax ka weyn.

sheekada waa iska caddahay soomaali ma haysato dad hogaamin kara.

sidaas awgeed waa inay qaaradda Africa  waxay noqn doontaa mid Soomaali ay ka maqan tahay muddo dhow kaddib.

sidaas ayaa loo qorsheeyay.

dadka madax ku sheegga ayaana lagu fulinayaa qorshahaas.

kuwan goormay soomaali noqdeen dhammaantooda waa wada qoxootiyee.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More