Eereyo English oo ku dhamaado xarfaha “ture”
Ereyo English ah oo ku dhamaada xarfaha “ture” ayaad ka heli kartaa jadwalka soo socda, taas waxay sahal kaaga dhigaysaa inaad si dhaqsi ah ku qabato ereyada noocaas ah marka aad u hesho wax iyaga isku keenaya oo ka dhexeeya sida dhawaaqa xarfaha dambe.
Dadka baranaya afka ingiriiska markay qaabkan u tixraacaan ereyada ay rabaan inay qabtaan si sahlan ayay ku baran karaan waxa ay doonayaan.
Jadwalka wuxuu u tarjuman yahay afka carabiga iyo afka soomaaliga
English | Somali | Arabic |
Future | مستقبل | mustaqbal |
Nature | طبيعة | dabiico |
Mature | ناضج | bisil |
Suture | خياطة | toliin |
Feature | ميزة | dheeraad |
Picture | صورة | sawir |
Culture | ثقافة | dhaqan |
Venture | مجازفة | isbiimayn |
Capture | يأسر | kafaalid |
Mixture | خليط | dheehan |
Lecture | محاضرة | muxaadaro |
Gesture | إيماءة | tilmaan |
Texture | نسيج – ملمس | dhismo |
Torture | يعذب – تعذيب | cadaab |
Posture | وضع | qaab |
Stature | قامة | dherer |
Creature | كائن | abuur |
Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi