Site icon Daruur درور

Duqa magaalada miisaan ayaa la saari jiray dalka UK sabab?

Duqa magaalada miisaan ayaa la saari jiray dalka UK

Duqa magaalada miisaan ayaa la saari jiray dalka UK

Dalka Ingiriiska waxaa dhici jirtay marka loo dooranayo qof duqa magaalada.

marka uu jagada qabanayo ayaa la misaami jiray jirkiisa, sidoo kale marka ay muddada u dhamaato waa la miisaami jiray sidii loo ogaado wixii ugu darsamay miisaankiisa jirkiisa.

Duqa magaalada miisaan ayaa la saari jiray dalka UK
Duqa magaalada miisaan ayaa la saari jiray dalka UK

haddii miisaan badan ugu darsamay waa la baari jiray wixii u keenay miisaankaas.
Ka waran haddii la cabbiri lahaa madaxda soomaali.

hadda eeg soomaali qofka wuxuu rabaa inuu madax noqdo si lacag uu u helo guryo u dhisto.

iskaba daa cuntada waxay rabaan inay dalka oo dhan iibiyaan si guri ay uga gataan dal shisheeye.

Exit mobile version