Duqa magaalada miisaan ayaa la saari jiray dalka UK sabab?
Dalka Ingiriiska waxaa dhici jirtay marka loo dooranayo qof duqa magaalada.
marka uu jagada qabanayo ayaa la misaami jiray jirkiisa, sidoo kale marka ay muddada u dhamaato waa la miisaami jiray sidii loo ogaado wixii ugu darsamay miisaankiisa jirkiisa.
