Site icon Daruur درور

Dumarka maxaa u keeno naaso waaweyn

Dumarka maxaa u keeno naaso waaweyn

Su’aasha:

scw walalaha daruur salan kadib su’al baan qabaa dumarka naasaha maxaa ka weyneeya siba marka ay naagta ilmo dhasho xadka ayu ka baxaa taas miyaa la dhihi kara wa cudur amise waa wax dabici ah oo nagaha qar noqdo sababo ma jiran naasaka weyn dhigi kara oo layska ilalin karo  naaska dhacay weynaanta maa u keento, raaxada naaska weyn laga daremo iyo mida laga dareemo naska yar isku miyaa please jawab wacan.

Dumarka maxaa u keeno naaso waaweyn
Dumarka maxaa u keeno naaso waaweyn

Jawaabta:

Caadi ahaan naasaha waa inay dhexdhexaad ahaadaan, laakin dumar waxaa jira naaso waaweyn leh sidoo kale dumar naaso yaryar leh.

Naasahaha waxaa weyneeya sababo badan waxaa ka mid ah dhaxal.

Taas oo ah in gabadha ay ka dhaxashay familkeeda hooyada ama ayeeyada waxaa kaloo weyneeya hormoonada dumarka marka ay jirka ku bataan, sidoo kale taabashada badan naaska way weynaysaa.

Waxaa kaloo naaska la weynaadaa da’da, haweeneyda mar kastoo ay dhasho oo naaskeeda la nuugo waxbaa ku sii darsama, mar kaste ay da’ weyn gaarto wuu sii weynaanaa.

Naaska marka uu weynaado caadi ahaan wuu dhacaa, naas dhacay isma celin karo waana culeys xataa hadduu buuxo uusan ahayn balaq.

Marka waxaa laga yaabaa naagta cayilka iska reebta inay naasaheeda ka yaraanayaan naagaha buurbuuran oo hilibka saaran yahay.

Raaxada naaska gabadha ay ka dareento shaqo kuma laha weynida iyo yaraanta nasaha, taas waxay u noqonaysaa dareenka kacsiga jirka naagta uu leeyahay.

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

Sababta naasa weynida gabdhaha
Sababta naasa weynida gabdhaha

Breasts should usually be medium in size, but there are women with large breasts and women with small breasts.

Breasts can become larger for many reasons, including heredity.

That is, a girl’s family history from her mother or grandmother also increases the size of female hormones when they increase in the body, and frequent touching also increases the size of the breast.

Breasts also increase with age, every time a woman gives birth and her breasts are sucked, something is added to them, and every time she gets older, they become larger.

When the breast grows, it usually sags, a sag cannot be stopped and is a burden even if it is full, not a pubic bone.

So a woman who is overweight may find that her breasts are smaller than those of women who are overweight.

The pleasure she feels from a girl’s breast has nothing to do with the size or lack of sag, that is the feeling of arousal that a woman’s body has.

Exit mobile version