Download the book Studies in Somali Literature for free in PDF format.
Buugga lagu magacaabo Daraasooyin kusaabsan suugaanta soomaaliyeed, waa buug aad u fiican,
wuxuu ku qoran yahay afka carabiga, waxaa qoray qoraa masaari ah oo ku noolaa dalka soomaaliyeed, gaar ahaan waqooyiga.
Wuxuu buugga ka hadlay waxyaalo badan la xiriira dhaqanka soomaaliyeed.
Buugaagta suugaanta iyo dhaqanka soomaamliyeed inta badan waxaa diyaariyay dad ajnabi ah
Hadda buugan waxaa qoray nin Carab ah
Inkastoo dad badan soomaali ah ay ku qoraan afka qalaad suugaanta iyo dhaqanka soomaalida.
Waxaa ka mid ah dadkaas qoraaga weyn Nuurdiin Faarax

Halkan kayaad kasoo download gareen kartaa asoo PDF ah
The book called Studies on Somali Literature is a very good book, written in Arabic, by an Egyptian author who lived in Somalia, especially in the north.
He discussed many things related to Somali culture in the book.
Somali literature and culture books are mostly written by foreigners
Now this book is written by an Arab man
Although many Somalis write in a foreign language, Somali literature and culture.
Among these people is the great writer Nurdiin Farah