Doodda sidey u xun tahay xadiiska tilmaamay Bulsho SocietySharxidda Axaadiista By Daruur On Jul 1, 2019 740 0 Doodda aan faa’idada lahayn qofka meel xun ayay ku riddaa siiba qofka marka uu ku doodayo diinta islaamka asoo kasoo horjeeda oo raba inuu sugo baadil. Qofka muslinka waxaa lagaga baahan yahay inuu ka dheeraado doodda madhalayska ah. Doodda sidey u xun tahay xadiiska tilmaamay Taas oo laga wado dood aan natiijo lahayn kaliya waa buuq iyo hadal xun. Xadiis ayaa si fiican u tilmaamay doodda marka ay tahay mid qaab daran iyo qofka xumaan keena doodda dhexeeda. waxaa laga wariyay caash’isha – Ilaahay raalli haka noqdee – nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee – inuu yiri: (إِنَّ أَبْغَضَ الرِّجَالِ إِلَى اللَّهِ الأَلَدُّ الخَصِمُ). (Ragga waxaa loogu neceb yahay xagga Alle midka ugu doodda badan) Dadka xunDhaqanka xun 0 740 Share