Wax yar ka hor ayaa la sheegayaa inay soo degatay diyaaradda wadday meydka guddoomiyaha gobolka Banaadir Ing Yariisow.
diyaaradda oo ah diyaarad militari ee ay leedahay dowladda Qatar.
Diyaaradda ing yariisow wadday oo soo degatayMaydka ing yariisow
sida la og yahay wuxuu ku dhintay Ing Yariisow magaalada Doha ee dalka Qatar markuu ku dhaawacmay qarax ka dhacay Muqdisho, Qatar ayuaa loo geeyay daawo.