Site icon Daruur درور

Dhowr su’aalood ku saabsan raaxada xaaska iyo tan siigada

Dhowr su’aalood ku saabsan raaxada xaaska iyo tan siigada

Su’aasha:

Asc walla waan kusalaamay shaqada aaad dadka uhaysaan ilaahay haidinka abaal mariyo waxaan rabaa inaad iga jaahil bixiso waxaan arkaa dadka badanaa waxay dhahaan sida ereyada qaar (iga soo gaar tacbaan ayaan ahaye naagaha ayay ku dhahan)
Waxaa kale oo ayadana jirto dadka oo dhan xaga dareenka soo iskaga mid mahan qof walbana soo kama fakiro qalmada
Ayaan dhexdaas ah ayaan maqlay nin dhahayaa nin single ah surwayl kuma seexdo
Ana in mudo ah ayaan siigaysanayay markaan rabo inaan samayn waxaan samayn jiray surweel ayaan xiran jiray oo waan dhuuq san jiray jiinyeerka.
Marka malaga yaabaa in asagana siigaysto
Mid kle doob walba miyuu siigaystaa?
Mida kle aniga gabar ayaan aroosi rabaa bil ka dib hadaan shahwadayda ku guto oo adi ilaa 5 sano is qabno sidee siigadii aan soo samyn jiray markaan furo gabdhahas markaan xoogaa kacsi dareemo soo falki ku ma laabanaayo
Mida ugu dambaysa gacan waa gacan ama tayda ama xaaskayga teeda haday gacanteeda biyaha iiga soo bixiso gym te ayaan ahay soo jir keega isma badalaayo ama xoogayga maxaysa is dhaamaan labada gacan.
Qaasatan haday xaaskayga gacanteeda iiga soo bixiso shahwada hadhow hadaan kla tagno soo ima qabanayso FADLAN II SOO JAWAAB THNKS.

Dhowr su'aalood ku saabsan raaxada xaaska iyo tan siigada
Dhowr su’aalood ku saabsan raaxada xaaska iyo tan siigada

Jawaabta:

Dadka kacsiga way ku kala duwan yihiin, kacsiga wuxuu u noqonaa jirka iyo maskaxda iyo fikirka iyo dhaqanka qofka uu kusoo barbaaray, waxyaabahaas ayaa saameeya qofka.

Teeda kale qof kaste doob ah ma siigaysto, dadka qaarkooda ma siigaystaan biyaha waxay uga baxaan riyo.

Qofka dhar kaste wuu ku seexan karaa hadduuba uusan dhib u keenaynin, oo jirkiisa uusan qabanaynin, waliba waxaa fiican inuu ku seexdo dhar astur ah.

Gabar haddaad aroosto oo aad kala tagtaan way dhici kartaa inaad siigada ku noqoto haddaad siigaysan jirtay.

Teeda kale siigada gacantaada iyo midda gacanta xaaska farqi ayaa u dhexeeya, midda gacanta xaaska siigo lama dhaho dambina ma aha, nafsi ahaanna qofka ma dhibto kamana shallaayo, laakin midda gacantaada ah aad ayay kuu dhibaysaa nafsi ahaan, isku raaxana ma aha midda gacanta xaaska ayaa ka raaxo badan.

Haddii xaaska aad ka tagto ama aad furto way dhici kartaa inaad u xiisto raaxada aad ka heshay gacanteeda.

 

Siigada mental illness and brain miyay keentaa

Su’aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno

 

People’s erections are physical and mental and the thinking and culture of the person they were raised in, these things affect the person.

On the other hand, no one gives a dolo, and some people don’t give water, they go out of a dream.

A man may sleep in any garment, if he does not cause him harm, and does not hold his body; it is better to sleep in a garment.

If you marry a woman and you divorce, it may happen that you will return to the wedding if you used to marry.

There is a difference between the hand of the wife and the hand of the wife. It is not said that the hand of the wife is not a sin, nor is it a crime. Psychologically, it does not hurt the person, nor does it hurt the person psychologically, but the one in your hand hurts you greatly emotionally, and it is not more comfortable than the hand of the wife.

If you leave the spouse or divorce her you may be interested in the comfort you have found in her hand.

Exit mobile version