Site icon Daruur درور

Dhaqanka dadka siduu isu rogay

Samankan aan joogno sifooyinkan qiimaha badan waxaa loo rogay sidatan.

Dhaqanka dadka siduu isu rogay
Dhaqanka dadka siduu isu rogay

Beenta waxaa loo arkaa caqli badnaan
Runta waxaa loo arkaa doqonnimo
Cadaaladda waxaa loo arkaa daciifnimo
Fiicnaanta waxaa loo arkaa dabbaalnimo
Islaweynida waxaa loo arkaa sharaf
Tawaaduca waxaa loo arkaa dullinimo
Afxaarnimada waxaa loo arkaa geesinimo
Qabyaaladda waxaa loo arkaa awood.

Tuugaanimada waxaa loo arkaa shaqo

xaalka sidan ayuu noqday waa aakhir samaan.

Exit mobile version