Dhakhtar ma adaa si an awoodeyda usoceliyo
Su’aasha:
siigada waan joojiye walina awooda ima so laaban hadii an dhakhtar tago oo an dawa qaato si an agoodeyda u soceliyo dhib miya ikeneysa.
Jawaabta:
Haddii aad guursan rabto waad aadi kartaa laakin haddii aadan guur diyaar u ahayn hadda dhakhtar maxaad ka rabtaa, haddii aad awooddada soo ceshato hadana xumaanta ayaad ku laabanaysaa, waxaas oo dhan niyaddaada ka saa, oo ka towbad keen siigada iyo xumaanta jirkaaga wuu kuu soo ficnaanayaa adoon dhakhtar u tagin