Site icon Daruur درور

Deynta qofka qaraabada ah iyo qaabka loola dhaqmo

Deynta qofka qaraabada ah iyo qaabka loola dhaqmo

Su’aasha:

Walaaal dad qaraabadayda ah ayaa dayn iga qaadanaya iimanasoo celinayaan, aniguna qaraabonimo ayaan ku qaddarinayaa inta badanna waan ka xishoodaa inaan waydiiyo waxanan rajayeeyaa inay iyagu iskasoo bixiyaan lkn ma dhacdo,, talo igasiiya arrintaa walaal maxaa ila gudboon oo aan sameeyaa?!

Deynta qofka qaraabada ah iyo qaabka loola dhaqmo
Deynta qofka qaraabada ah iyo qaabka loola dhaqmo

Jawaabta:

Qofka dhibaataysan haddii aad wax u qaban karto waxaa fiican in wax loo qabto, laakin haddii qofka deyn kaa qaato oo uu awoodo inuu kuu gudo waa inuu kuu gudaa, qofkii dhibaataysan deynta waad ka cafin kartaa, laakin haddii qofka qaraabada ah xadkiisa soo dhaafo ma aha inaad hantidaada ku dhumiso, waxaan kula talinayaa inaad ilaalsato hantidaada kaliya inaad ku bixiso waddo wanaagsan oo samafal ku jiro oona lagu taageerayo qof baahi dhab ah ay hayso, dhaqanka soomaalida ku dhisan shaxaadka qof dhergan oo lacag qaraabanimo kaaga qaadanayo iska ilaali.

Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa

 

If you can do something for the affected person, it is a good idea to take care of it, but if the person who takes a loan from you and is able to pay it for you, you can forgive the debt to the person who is in need, but if the relative exceeds the limits of it, you do not have to waste your property, I advise you to protect your property only to pay it on a good path to charity and support someone in real need. Keep, be careful of the Somali culture based on the traditions of a satisfied person who takes money from you.

Exit mobile version