Dalaaqa haddii ninka lagu qasbo ma dhacaa
Su’aasha:
Asc wrx wbrt
Aniga o careysan baa aabahey u diray ninkayga o ku dhahay iga soo qaad dalayga aabahey o caraysan ba ugu tagay hotel Ninkayga jogo u ku noolaa aabahey iyo wadadkayga
Kenya be wada jogen Aniga yurub Ninkayga wuxu leyahay aabo Wu caresna o waa ka cabsaday in wax i garsiyo sas baa dalaaqa u dhibay e raali kama ehen bu leyahay wa isku badbaadinayay
Aabahey wuxu leyahay
Gabar tayda i so dirsatay kuma rabo e ku dhahday e dalaaqadeda i maqashi waa i maqashiyay waana ka so tagay
Ninkayga wuxu leyahay marqaati yaashi baa jogo o la weydina sida wax u dheceen
Dalaaqan waa Kii labaad
Kii koowaad asuu ka imaaday
Kan 2bad waa laga doonay
Ma dhacaya mise ??
![Dalaaqa haddii ninka lagu qasbo ma dhacaa](https://daruur.com//wp-content/uploads/Dalaaqa-haddii-ninka-lagu-qasbo-ma-dhacaa.jpg)