Dadka way i caayaan dumarka lama hadli karo ila taliya
Su’aasha:
ASC Wll aniga ahan madax weyn ayan leyahay dabo weyn dhabarka godan horey u yara badan Dhanka caloosha inkasto dadka intabadan dabada weyn igu cayaan maskin ayan ahay OO dadka shekeyo maihi wana laigu Yasa heer dadka horteyda ay wax iga shegan hada arday ayan ahay laakin inshallah dowr sano kadib inan guursadaan rabo iskumana kalsooni OO nin naag shukansan karo maihi maadama
Magalada aan joogo hadi lai doono gabar waxaanba kabaqaya inay idiido sida cadada Noah ninka hadi naag lodono wa inay is arkan intay is mahersanin marka walal bal talo iga siiyo barakallahu fiikum.
