Site icon Daruur درور

Daawada urka iyo cuncunka cambarka

Daawada urka iyo cuncunka cambarka

Dumar badan waxay dareemaan ur daran kasoo baxaya siilka, (cuncunka cambarka) waxayna u maleeyaan taas inay ka imaanayso nadaafad darada naagta ama gabadha.
Run ahaantii urka siilka wax badan ayuu ka dhalan karaa waxaa ka mid ah.
bakteeriya ayaa jirta marka ay xubinta taranka naagta ay gasho ur ka dhigta sidoo kale waxay u keenaysaa cuncun daran.
Waxaa kaloo jira jirrooyin galmada laysaga qaado oo keeni kara urka iyo qurmuunka cambarka.

Daawada urka iyo cuncunka cambarka
Daawada urka iyo cuncunka cambarka

sidoo kale caabuqa cambarka isagana wuxuu keeni karaa neef ur badan inay ka timaado cambarka naagta. inta badan wuxuu ku dhacaa dumarka waaweyn oo xaaska ah ama dumarka ilmaha soo dhalay.
Marka ay haweynayda ka tagto nadaafadda oo aysan iska nadiifinin farjiga oo aysan iska xiirin shuunka waxaa ka dhalan karan caabuq laakin taas waxaa ka daran bakteeriyada qaar oo keenta urka.
Sidoo kale waxaa kasoo yaaca faruurha cambarka nabro yaryar oo xanuun iyo cun cun leh taasoo keenaysa haweeneyda inay mar kaste xoqdo taasoo aan ku habbooneyn iyadoo bannaanka joogta inay ku dhaqaaqdo.
mararka qaar waxaa laga yaabaa inay kaadida gubto, waayo waxaa gaaraya meesha kaadida caabuqa.
Sidoo kale kale dhidid xubnaha taranka wuxuu keeni karaa ur badan isna siiba marka meesha aan laga xiirin timaha ama naagta inaysan iska baddalin kastuumada ay xiran tahay.
jirrooyinkaas waxaa laga yaabaa inay saameeyaan kacsiga iyo raaxada ninka marka ay naagta ku dadaalin jirkeeda.
wuxuu bilaabayaa ninka inuu ka fogaado naagta.
waxa ugu fiican oo lagu daaweeyo cuduradan waa daawo lagu dhaqo siilka marka ay naagta ka dareento ur iyo cuncun, waxaana shardi ah inaysan uur lahayn sidoo kale inaysan ka yarayn da’deeda12 sano, mana fiicna in layska badiyo waxaa habboon marka loo baahan yahay kaliya in la adeegsado marka cuncunka uu jiro iyo urka, afar daawo ayaan halkan ku sheegaynaa:

1- Sliquid Splash Natural Feminine Wash

Sliquid Splash Natural Feminine Wash
Sliquid Splash Natural Feminine Wash

2- Organic Glide Probiotic Natural Feminine Intimate Body Wash

Organic Glide Probiotic Natural Feminine Intimate Body Wash
Organic Glide Probiotic Natural Feminine Intimate Body Wash

3- Healthy Hoohoo All Natural Gentle Feminine Wash

Healthy Hoohoo All Natural Gentle Feminine Wash
Healthy Hoohoo All Natural Gentle Feminine Wash

4- Luvena Therapeutic Feminine Wash

Luvena Therapeutic Feminine Wash
Luvena Therapeutic Feminine Wash

Way jiraan waxyaalo kale oo intaan ahayn, laakin intan waa kuwa ugu caansan oo loogu talaggalay in lagu daaweeyo urka iyo cuncunka xubnaha taranka haweenka.

الأشياء الأكثر تأثيرا في حكة الأعضاء التناسلية الأنثوية هي ترسب الأوساخ وعدم تغيير الملابس الداخلية والبكتيريا ونقص بعض العناصر الغذائية الضرورية للمحافظة على صحة الجسم

Waxyaalaha ugu saamaynta badan ee cuncunka xubinta taranka dumarka waxaa ka mid ah wasakhda oo meesha ku dhegta, iyo dharka hoose inaan layska badalin , bakteeriyada, iyo nusqaanka qaar ka mid ah nafaqooyinka lagama maarmaanka u ah ilaalinta caafimaadka jirka.

Cuncunka Futada Waxa Keeno Iyo Sida Loo Daaweeyo

Cuncunka Xubnaha Taranka Sababaha Iyo Daawada

 

Many women feel a severe odor coming out of the nipple, (itching of the nipple) and think that this is from the lack of hygiene of the woman or girl.
In fact the smell of the nipple can result a lot of it includes.
bacteria exist when it enters a woman’s genitals and makes it smell and also causes severe itching.
There are also sexually transmitted diseases that can cause the smell and smell of the nipple.
It can also cause a smelly animal to come from the female’s pelvis. it usually affects older women who are married or women who have had babies.
When the woman leaves the toilet and does not clean her vagina and does not shave her vagina, it can cause infections but that is worse than some bacteria that cause odor.
There are also small sores on the fingers of the lips that cause the woman to scratch every time, which is not appropriate for her to move in the open.

Exit mobile version