Daawada ugu fiican oo kordhisa xifdiska maskaxda

Daawada ugu fiican oo kordhisa xifdiska maskaxda

Su’aasha:

waxahan ahay gabar arday ah waxan u baahanahay daawo ii kordhinayso wax qabashada ama xifdiska da’daydana waa 17 jir

Daawada ugu fiican oo kordhisa xifdiska maskaxda
Daawada ugu fiican oo kordhisa xifdiska maskaxda

Jawaabta:

Guud ahaan qofka u baahan inuu wax xifdiyo waxaa laga raabaa inuu ka fogaado waxyaalaha dadka mashquuliya iyo buuqa iyo fikirka.

sidoo kale waxaa laga rabaa inuu ka fogaado dhafarta.

Daawooyinka ugu fiican ee maskaxda lagu xoojiyo waxaa ugu fiican geedka Ginseng iyo Omeg 3 iyo Vatimin D iyo Vitmin B12 iyo B6.
Daaooyinkan maskaxda ayay xoojiyaan xusuusta ayay soo celiyaan.

 

Generally, a person who needs to memorize is required to avoid things that engage people and noise and thinking.

He is also required to stay away from Staying up late

The best mind-strengthening remedies are the ginseng and Omeg 3 plant and Vatimin D and Vitmin B12 and B6.
These brain sheds strengthen memory and restore it.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More