Site icon Daruur درور

Daawada biyaha daahisa PROCOMIL Spray qaabkeen u isticamalaa

Daawada biyaha daahisa PROCOMIL Spray qaabkeen u isticamalaa

Su’aasha:

Asc walaal procomil spray sideen u isticmala ma saacada kahor ayaan kubuufiya bahalka mise daqiiqada mida kale bahalka balac ahaan miyay ubararisa mise way dhereysa kacsi miyaay keenta.

Daawada biyaha daahisa PROCOMIL Spray qaabkeen u isticamalaa
Daawada biyaha daahisa PROCOMIL Spray qaabkeen u isticamalaa

Jawaabta:

Waxaa loogu talagalay in lagu dheereeyo waqtiga raaxada galmada, biyaha shahwada ayay daahisaa daawada PROCOMIL Spray saameyskiisa wuxuu sii jiraa 24 saac, waxaad ku buufin kartaa nus saac ka hor ama saacad kahor, wuxuu kaloo u keenaan ninka raaxo xadka ka baxsan macaanka galmada ugu fiican, daawada PROCOMIL Spray
geedka ninka si joogto ah uma weynayso  si joogtana uma dheereyso dheereyso, kaliya waxaa loogu talaalay biyaha inay daahiso oo raaxo ay siiso qofka, bararka marka galmada dhamaato wuu haraa sidoo kale dhererka.

Faahfaahin halkaan ka akhriso

Daawada Procomil Spray Oo Bahalka Weynaysa Biyahana Daahisa

 

وهي مصممة لإطالة وقت المتعة الجنسية ،
يتم تأخير إمدادات الشهوة بواسطة PROCOMIL Spray وتستمر آثاره لمدة 24 ساعة.
يمكنك رشه قبل نصف ساعة أو قبل ساعة ،
كما أنه يجلب للرجل متعة تتجاوز حدود أفضل حلاوة جنسية ، دواء بروكوميل سبراي
آلة الرجل لا تتضخم باستمرار
إنها ليست طويلة باستمرار ، فهي ملقحة فقط بالماء لتأخير الشخص ومنحه الراحة ،
التورم في نهاية العملية يبقى أيضا في الطول.

Exit mobile version