Site icon Daruur درور

Codsi guud ku saabsan qoraallada su’aasha la xiriira

Su’aasha:

asc Allah macak
waxaan idinka codsanayaa inaad webka daruur marka riyada naloo fasiro riyaadi screen shot ayaan ku qaadaa waanan kaydiyaa
hada waxaad dhex galiseen qoraalkii qaybo kale
tusaale
riyooyin kale
riyada aragtida,……………..
riyada qaaa……………
riyooyinkale taasoo qoraal riyada Kala qaybisoo
soo dhexgaliseen oo Kala qaybisay
kalkii Ay markii hore riyadu kuwada dhamayd iyadoo is raacsan
waa iga codsi waad mahadsan tihiin
Allah mahadleh.

Codsi guud ku saabsan qoraallada su'aasha la xiriira
Codsi guud ku saabsan qoraallada su’aasha la xiriira

Jawaabta:

Walaal waan kaa guddoomay codsigaaga, marka qoraallada la xiriira su’aasha hoos ayaan geeyay laakin xal kale ayaan eegi doonaa inshaa Allaah, qoraallada kale si aysan kuu ciriirinin marka aad qaadayso screen shot .

Teeda kale riyooyinka adoo keedinaya ayaan kaa codsanayaa inaad shargareyso oo aad ku baahiso baraha bulshada sida Facebook WhatsApp iyo Twitter iwm. waana sahalan tahay shargareynta batoomada baraha bulshada waxaad ka helaysaa qoraalka hoostiisa si ay dadka kale uga faa’idaystaan riyada la fasiray sidoo kale wixii kale aad u aragto inuu dadka wax u tarayo isna shargareey, mahadsanid.

Exit mobile version