Wiil an garanayo oo an guri wada daganahay oo ku riyooday anigo lay dilayo

Su’aasha: wiil aan garanayo oo an qol wada daganahay ayaa ku riyooday anigo la idilayo wuxu igu dhahay riya ayaad igaga hor imatay waxan kudhahay askar aya dadka dileysa is ilaali markaad isii daba mareyse ayaa xabad la soo tuuray aniga wan ka gambaday adiga ayaay kugu dhabarka kaga dhacday ayu igu dhahay markad sojeedsatayna […]
Riyada bambo oo guriga ku qarxaysa oo aniga kaligay ka badbaadaya

Su’aasha: اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ Waxa aan ahay wiil iskaabulo ah Waxa aanan ku riyooday ano xaas qabo oo uur la ii leeyahay oo aadna u faraxsan Blse aniga & xaaskayga oo guriga joogna oo iska baashaalayna ayay rag noo soo galeen aanan garanayn kadibna waxa ay ii dhiibeen biryar oo malaasan wayna yaaceen […]
Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya

Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya Su’aasha: Asc wll maxay tahay hurdada dhexdeda waxn daremayey wax gacanta ijidanaya jidhka dhaba waxn ka daremayey sidi qof dubaxinaya Culeys iyo ciriir gacanta uu xoog ijidayey waxn ku dhawaqayey acuudu bilahi mina sheydani Rajim kadib wuu iga Fuqey hurdadii kaso kacay Maxay noqon karta Jasakalaha […]
Gabar ku riyootay kabo cusub iyadana daad dhucday

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey walashey oo kabo cusub so iibsatey kadib kabihi ayan xidhay isku eegay isla riyada dhexdeeda waxa no timid gabadh nin ka cabaneysa ay jeceshy waxa ilaso hadashey telefonka gabadh kle oon aqano waxa da,aayey roob si an roobka u dhafiyo wan so baxay guriga hortisa mise roob badan aya […]
Riyada qof madax meel ka ah aad la shaqayn jirtay

Su’aasha: Asc walaal waxan ku riyooday xalay nin madaxa aan isla shaqeyn jirnay oo dib u kullanay isla shaqadii iyo goobtii marka maxay noqon karta riyada nin madax oo horay u wada shaqeyn jirteen oo ku riyootay asaga oo shaqadii isla wadan. Jawaabta: War muhim ayaad heli doontaa maalmaha soo socda waxaa laga yaabaa arrin […]
Waxaan ku riyooday anigoo wiil aan isa shukaansno meel igaga soo tagay

Su’aasha: Waxaan ku riyooday anigoo wiil aan isa shukaansno iyo wiil iyo gabar kale oo ay qaraabo yihiin intaan isa raacnay meel cidlo ah iiga so tagayaan. Jawaabta: Riyada waxay xambaarsan tahay digniin iska ilaali in been laguu sheego, riyada meesha lagaaga tagayo waa arrin tilmaamaysa xiriirka idinka dhexeeya wiilka aad sheegtay inaad is shukaansanaysaan, […]
Riyada yaxaas ilmo yar cunay webiga dhexdiisa

Su’aasha: Asc waxaan ku riyoodey aniga oo wabi gadaashiisa jooga dhulka dhan wada biyo ah wabiga waxaa ag joogey wiil yar kadib yixaas ayaa qabsadey anigane aad ayaan unaxsanaa biyaha meel aan uga gudbo malaheen markuu yixaaski wiilki yaraa cuney ayaan is dhahay biyaha dhax mar ka dib waan soo dhax marey aniga iyo wiilal […]

