Qof hurdada dhaxdeda lagu yiri janada ayad ka shaqaynaysaa

Su’aasha: Wll .riyo qof hurdada dhaxdeda lagu yiri so bax waxaw maqla hadal bis oo umajedo waxa hadlaya hawo cidla aya lageyay .haxow yiri maxan qaba .waxa lagu yiri janada ayad kashaqeyne meshan wax jogs maleh qofkas wa mamo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas nolol cusub inuu galayo ama safar ayuu aadayaa.
Riyada qofka oo la farayo inuu gowraco neef

Su’aasha: Walal riyo aan kuriyoday ano ilahadlen waxanan ujedi oo laiyiri qal neef yar oo ariya waxan iri mahesto ani neef laiguyiri alle waa awooda inow hada Keeno gurigada. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in munaasabo ay kuu soo dhowdahay iyo farxad ama casuumaad ama waqlal ama duco, guud ahaan riyada waa riyo khayr ah, waxaa […]
Waxaan ku riyooday hooyadey wiil yar silsilad dahab u xirtay

Su’aasha: Asc waxan ku riyoday hoyadey oo silsilad dahaba u gaday wiil yar onan garanen marki weyna u xirtay islamarkina weygoday silsiladi Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa hooyadaada inay hanti heli doonto oo ay dad badan u kaalmayn doonto, silsilada dahabka ay u xirayso cunuga yar waa hanti ay hooyadada heli doonto, laakin waxaa riyada ku […]
Riyada fiidmeerka ama kibiliga maxay tahay

Riyada fiidmeerka ama kibiliga maxay tahay Su’aasha: Asc bahda DARUUR aad baad u mahasan tihiin, webkan qiimaha badan aad inoo samayseen, markaan su’aasha u guda galo maxaa lagu fasiraa qofkii ku riyoodo kibili oo meel kasoo baxay oo baalkiisa wejiga kaga dhuftay. Jawaabta: Riyada fiidmeerka ama kibiliga ama kabaliga waxaad u taqaanaba guud ahaan culimada […]
Qofkii riyo ku arko asoo koob qaxwo cabaya

Su’aasha: Asc riyada cabitaanka qaxwada maxaa agu fasiri karaa qofkii ku riyoodo asoo koob qaxwo cabaya. Jawaabta: Riyada cabitaanka qaxwada waxay tilmaamaysaa qofka inuu yeelan doono dad badan oo isaga jecel oo la sheekaysanayo, ama bulsho inuu yeelan doono, waxaa kaloo ay tilmaami kartaa qaxwada qofka in ay lasoo gudboonaan doonaan arrimo fikir u baahan, […]
Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta

Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta Su’aasha: swc bahda daruur aad baad ugu mahadsan tihin adeega wayn aad bulshada u haysaan webkan oo kale kuma arag webyada somalida waxaan guda galaa su’ashayda aniga waxaan gaaray 40 sano ninkayga waxaan ku arkay arrimo oo horay uusan ahayn xiliga galmada oo istiinka […]
Riyada anoo gabar faraanti farta u galinaya

Riyada anoo gabar faraanti farta u galinaya Riyada: Asc. Maalin waxaa Ku riyooday gabar aan jeclahay lkn iyada ma ogo anigoo gurigooda joogo mid la dhashay ayaa nala joogay faraanti aan lahaa ayay i waydiisatay ayada iyo aniga kan la dhashay noo dhaxeeyay waa u soo bixiyay ka dib ayay igu dhahday faraantiga farta ii […]

