Riyada awoowaha caruurta oo dhintay ku salaamayo

Riyada awoowaha caruurta oo dhintay ku salaamayo

Riyada awoowaha caruurta oo dhintay ku salaamayo Riyada: Waxaan ku riyooday sodogay caruutayda awoowgood oo dhintay bari dhawayd asagoo nool dhar cusub xidhan oo intuu ii dhoola cadeeyay ayuu isalaamay iis fasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad aad heli doontaan Waxaad helaysaa warar ku farxiyo oo la xiriira familkaaga Waliba dhinaca qaraabada kuu dhow […]

Riyada nuujinta cunuga ninkii naagta soo furay

Riyada nuujinta cunuga ninkii naagta soo furay

Riyada nuujinta cunuga ninkii naagta soo furay Riyada: Asc Sheikh waxaan kuriyooday Anigo wiil udhalay nin kala tagnay marhorey wiilka naas ayaan nuujinaaye wuxuu u ekaa ninka is furnay naasaha caano ayaa kabuuxay cunigii wuu ka dhargay anigana ann leeyahy aabihiisa ayaa u eg. Isoo fasir Sheikh please Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub iyo […]

Riyada ninka doobka oo naag uur leh arkayo

Riyada ninka doobka oo naag uur leh arkayo

Riyada ninka doobka oo naag uur leh arkayo Riyada: riyada ninkii arko asoo naagtiisa uur leh isaga doob ah wali aan guursanin itnuu urka ka salaaxo ayuu sjuminayaa caloosha oo sagaal bilood oo kale ah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mustaq bal fiican oo lagu farxayo Maxaa yeelay uurka waa wax fiican, caruur ayuu tilmaamaa Ninkaas […]

Riyada malayga weyn oo geel u eg guriga dhex yaalla

Riyada malayga weyn oo geel u eg guriga dhex yaalla

Riyada malayga weyn oo geel u eg guriga dhex yaalla Riyada: Asc waxaan ku riyooday anigo malay weyn guriga noo dhax yaalo oo geel caml ah on kaso jaranayno hilb kadib naso cersanyo oo gel u eg mark danbe Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin dhib badan oo lacag aad ka helayso Laakin waxaa laga yaabaa […]

Riyada akhrinta suuratu naas

Riyada akhrinta suuratu naas

Riyada akhrinta suuratu naas Riyada: Sheekh laba habeen oo isu dhaw waxaan ku riyooday anoo akhrinaya suuratu naas iisoo fasir sheekh Fairka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadayso dadka Waliba gaar haan dadka xunxun oo sharta badan sidoo kale Ilaahay wuxuu kaa celinayaa waswaaska dadka ay keenaan iyo midka shaydaan keeno   Riyada akhriska quraanka […]

Riyada sajaayadaha badan maxay noqon

Riyada sajaayadaha badan maxan noqon

Riyada sajaayadaha badan maxay noqon Riyada: Waxan ku riyooday sajaayado aad ubadan qaar baabuur lasaaray qaarna gabadha ayaa siday qaarna dhulkay yaaleen iifasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad la xiriirta ku dhaqanka diinta sidoo kale waa dadaal xagga cibaadada Waa riyo wanaagsan   Halkan ka daawo riyada firaashka ama rooga   The dream describes […]

Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj

Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj

Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj Riyada: Waxaan ku riyooday anagoo jameeco ah khuruuj ah tabliiq yacni oo shurro ufadhina talo iisoo fasi   Sheekh waxaan ka ilaabay qoraal kauga hore ee jameecada ku saabsan wixii laga shuuraynayay wuxuu ahaa laba nin oo jameecada ka mida ayaa yidhi bari waan guursanaynaa yaan la guurin Ana […]