Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta

Su’aasha: Waxan ahay nin doob ah. Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta oo sii gelaya meel iftiin iyo nuur badan ka soo baxayo. Fadlan ii turuma. Allah ha idin waafajiyee. Jawaabta: Waxaad heli doontaa nolol raaxo badan waadna guursan doontaa, riyada waa riyo khayr iyo bishaaro ah.
Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo

Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo Riyada: Waxan ku riyooday ano bahalo yar yar dhigaya goryaan camal ah oo soc socda mahadsanidiin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhamaadka mashaakilada, dhibka ku haystay ayaa kaa dhamaanaya, waad nafisi doontaa haddii Alle idmo, riyada gooryaanka ama tixriga oo soo raacaya saxarada waxaa lagu fasiraa in dhibka ku haysta kaa […]
Ninkeyga musqusha ayuu siigo kula dhuuntaa

Ninkeyga musqusha ayuu siigo kula dhuuntaa Su’aasha: scw waxaan ahay naag la qabo oo jirta 27 sano ninka musqusha ayuu ku siigaystaa biyaha sidaas ayuu isaga kena galmada caadiga kama helo raaxana kama dareemo maxaa sabab u ah ninka marka uu sas yahay maxaase lagu daaweyn karaa hadii taas haday jiro tahay? Jawaabta: Ninka marka […]
Waxan ku riyooday gabdho iyo saaxiib hore

Su’aasha: Asc gudomiye : Waxan Ku riyoday anigo dukaan Iska iibinayo dukan dukamadeyda Ka mid ah waxana lahadlaayay qofka joga meshas waxaan Ku iri wan idin sugaya adiga iyo hebal hebelkaasna waa nin kale an AAD u wada hadlin yacni isma dhexgalno balsa Sxbo hore Ayan ahan jirnay kii I shaqenayay Ayan Ku iri adiga […]
Waxan ku riyooday sariiro yaalla guri weyn

Waxan ku riyooday sariiro yaalla guri weyn Su’aasha: Asc: gudomiye : wad mahadsantahaay jawahaaga waan arka Walaal waxan Ku Riyooday riyadaan waxaan jogay guri weyn waxaa Ila jooga laba nin on Sxbo nahay waxan camireenay guri Dhanka sariiraha oo Kali ah sariiro badan ban arkay joodaroyo cusub iyo stunding kooda oo alwaax ah waxan arkay […]
Waxaan ku riyooday geeso carjaw hilib saaran anoo cunayo

Waxaan ku riyooday geeso carjaw hilib saaran anoo cunayo Su’aasha: Asc – gudomiye : waxan Ku riyooday anigo qof la fadhiyo Qofna uu keenayo Gees geeso gagaaban geesaha Ka xoolaha geeso carjaw ah ee la kariyay maraq wata ee dhexda laf yar Ka ah korna hilib Ka ah qof baa I keneayo Ila laba mar […]
Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan

Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan Su’aasha: Asc aad ayaan idin salamaya waxa aan rabay in la ii fasiro gabar aan aqoon aad ah u leeyahay ayaan ku riyooday iyada oo aqal dariska ah oo aroos ah joogta ka dib waan u imi taleefankyga ayey iga qaaday marka aan u dhiibay gacmaheeda ayaan […]

