Waxan ku riyooday bistoolo duq ah

Waxan ku riyooday bistoolo duq ah

Su’aasha: Asc gudomiye waxan Ku riyooday qori bistolo duq ah oo jajaban dhulka Ayaan Ka qaday waxan fiiriyay inaysan shaqayneyn waxan fiiriyay Inay rasaas wadato waxa Ku jiray labo xabo camal balsa xabadaha way ficnayen Mel laab ah Ayan galiyay anigo korayo mel Jawaabta: Waxaad u dhowaatay inaad xalliso mashaakilka aad ku jrto, helitaanka bistoolada […]

Waxan ku riyooday anoo tuugo i cayrsanayso

Waxan ku riyooday anoo tuugo i cayrsanayso

Su’aasha: asc wr wb walalaha ad baad u mahad san tihiin shaqada aad bulshada u hsysaan waxaan ku riyooday gabar walaashay dhashay baan suuqa isku raacnay hooyaded bay suuq ku arkin way na iga hareysaa kaligay baa xaafada soo adaya tuug baa iso ceyrsanaya guri qabyo ah baan ku dhuuman wuu i wayn markaas baa […]

Riyada aabahay iyo guri cusub

Riyada aabahay iyo guri cusub

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY AABAHAY OO BARI HORE DHINTAY IYO AYEEYDAY HOOYO IYO HABARYARTAY IYO WIIL AAN JAAR NAHAY OO U GUURNAY GURI CUSUB OO QURUX BADAN OO WAASAC AH HOOYANA AYNAGA HADHAY Jawaabta: Xaalkaaga ayaa is badalaya nolol cusub ayaad […]

Riyada gabadh aad u qurux badan khudrad iibinaysa

Riyada gabadh aad u qurux badan khudrad iibinaysa

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY GABADH AAD U QURUX BADAN OON GARANAYO IYADA IYO LABAD OO YAR YAR OO SUUQA KU IIBINAYA KHUDRAD AYAAN U I MID WAAN SALAMAY WAANLA KAFTAMAY WAAN KA TAGAY WAXAA II YEEDHAY LABADII HABLOD EE YAR YARAA […]

Waxan Ku riyooday habaryartey oo codkayga la yaaban

Waxan Ku riyooday habaryartey oo codkayga la yaaban

Su’aasha: ASC gudomiye : Waxan Ku riyooday habaryartey oo codkayga la yaaban I dhahayso wad waynatay marki horena an isku shegayo on leeyahay waa aniga wiilkii heblayo iso dhaweneyso Jawaabta: Riyada habaryarta guud ahaan waa riyo khayr ah oo tilmaamaysa nolol farxad leh laakin riyadan waxay wadataa astaan fiican oo ah codka dadka waawayn taas […]

Waxaan ku riyooday ano masjidka jooga oo lacag la i siinayo

Waxaan ku riyooday ano masjidka jooga oo lacag la i siinayo

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday anigoo joga Masajidka ee la bilaabay salàda Jimcaha waxan jogay Qeebta Weyso qaadka waxaan cabaayey Cabitaan Iron brew ah ee baraf leh e mesha Yaalay ee macaana wan dagdagsana oo Waxa already Laxurtay salàda waxan is iri suratul Fatixa way dhamaatay Suradi kale Ayana si dhamanrabto ee Ka […]

Waxaan arkay qof hub wato

Waxaan arkay qof hub wato

Su’aasha: Waxaan arkay qof hub wato oo aan is dhahaayo raqamkiisa ee telefoonka waad xirtay , waana aqaanaa qofka , maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo aad ka cabsato aad la kulmayso oo kuu keenaya walwal iyo fikir, hubka guud ahaan waa cabsi iyo walwal