Gabar ku riyootay iyadoo haysata gabar yar

Su’aasha: Asc Wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo joogo meel gurigena ka baxsan waxan hesta gabadh yar oohada dhalatay ina aniga dhalay ayan daremaya wey hurde hal sarir meel dariiqa waye waxan arkay guryo cusub waxan is dhaha cidan nasiib aye leyihin hada dhow aye xafada so dagen hadane guryo isku dhaw aye […]
Qof ku riyooday madaxda Turkey iyo Germany iyo Austria

Qof ku riyooday madaxda Turkey iyo Germany iyo Austria Su’aasha: Asc walaal waad ku mahadsantihiin shaqada wanaagsan oo aad bulshada u haysaan. Waxaan riyo ku arkay islaanta Germany hogaamiyaha ka ah iyo ninka dhalinyarada ah ee hogaamiya wadanka yar ee Austria iyo aniga oo meel ku wada sheekaysanayna hogaamiyaha Austria gabaryar oo uu dhalay buu […]
Waxaan Ku riyooday waysa qaad

Su’aasha: Waxan Ku riyooday anigoo wayso qaadanayo si in uu qof biyaha I haayo ama ishubayo ana an weysa qaadanayo Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad towbad keeni doonto oo Alle dambiga kaa dhaafi doono oo aad Alle ku xirnaan doonto riyada waysada waa riyo aad u fiican oo bishaaro u ah qofka muslinka , guud […]
Riyada qasabka sonkorta iyo shukulaatada

Su’aasha: Asc – waxaan Ku riyooday inaan joogo guri nin loyerka I ah ee sharcigayga I Qabilsan Bananka ama Daashka Gurigiisa Waxa Ku nool dad Shqaale u ah ee African ah oo xita dagan meshas Guryo yaryar dashka ugu yaalaan waxaan arkay mid Ka mid ah raga shaqaalaha oo kaso baxaayo guri wato Qasabka sonkorta […]
Riyada dad badan oo xoog guriga kusoo galaya

Su’aasha: Waxaan ku riyooday dad fara badan oo ii soo galay ano Waliba albaabka ku xiraya xoog iigu soo galay Dariska an u tagay si ay ii caawwiyaan intaan ku maqnaaa bay lacag iga xadeen waana dadka dadka guryaha ka daga wa bilaahi towfiiq Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto dhibaato iyo mashaakil […]
Waxaan Ku riyooday anigoo Masajidka u lugeynayo

Su’aasha: Asc gudomiye: waxaan Ku riyooday anigo la socdo nin aan garanaayo meel baan wad maraynay wan kugeynayna markaas ayaan Ku iri I dhawe Masajidka Ayan u socdaaye hada Masajidka wadadisa tagno Iska soo laabo markan masjidka wadadisa tagnay waxan arkay dukan Cunto ibinayo marka ninki meel ayaan wad fadhiisanay markaas ayaan Ku iri waxan […]
Waxan Ku riyooday qof arqinayo quran

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday iyado mid aan Sxbo nahay u I imaday albanka markaan furay waxaan maqlay qol dariskeyga ah oo nin Ethiopian Muslim ah uu quran aqrinayo markas ayaan Ku iri kii iso salamayay re iso boqdey oo ninkaan quranka wuuu yaqaanaa arka ninkas qoranka aqrinayona daris. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamysaa […]

