Site icon Daruur درور

Calaamadaha Qiyaamo oo si cad usoo baxay

Calaamadaha Qiyaamo oo si cad usoo baxay

Calaamadaha Qiyaamo oo si cad usoo baxay
Calaamadaha Qiyaamo oo si cad usoo baxay

Calaamad uu Nabiga SCW sheegay oo sanadahan dambe si cad usoo badatay

calaamadaha qiyaama waxaa ka mid ah inuu qofka arko dhisme dheer iyadoo lagu tartamayo dhisidda guryaha dheer marka waxay ka mid tahay calaamadaha yaryar waxaan soo qaadanay 7 dhisme ugu dheer caalamka

Burj Khalifa Dubai United Arab Emirates 828 mitir 163 dabaq 2010 ayaa la dhisay

Shanghai Tower Shanghai China 632 mitir 128 dabaq 2015 ayaa la dhisay

Abraj Al-Bait Clock Tower Mecca Saudi Arabia 601 mitir 120 dabaq 2012 ayaa la dhisay

Ping An Finance Centre Shenzhen China 599 mitir 115 dabaq 2017 ayaa la dhisay

Lotte World Tower Seoul South Korea 554.5 mitir 123 dabaq 2016 ayaa la dhisay

One World Trade Center New York City United States 541.3 mitir 104 dabaq 2014 ayaa la dhisay

Guangzhou CTF Finance Centre Guangzhou China 530 mitir 111 dabaq 2016 ayaa la dhisay

Tianjin CTF Finance Centre Tianjin China 530 m 98 2017 muuqalka ka daawo

Exit mobile version