Site icon Daruur درور

Caadada xun dabeecad qalafsan miyay keentaa

Su’aasha:

Intaan Siigada Bilaabin Waxaan Ahaa Qof Aad Ufaraxsan Ama Udhoola-cadeeya Markaan Arko Dadka Cadhoonaya Ama Xanaaqsan Waan Layaabi Jiray Waxaan Ahaa Qof Aad Udabeecad Fiican Laakiin Markaan Siigada Bilaabay Een Waliba Iska Joojiyay Siigada Waxaan Noqday Qof Dabeecidiisii Isbadashay oo-lasoo Baxay Dabeecad Xun waxaanan Lamid Noqday Dadkii Aan La yaabi Jiray Markaan Arko iyagoo Xanaaqsan Hada Aafada (siigada) Waan Iska Daaday Markaa Dib Miyay iigu Soo Noqon Dabeecadaygii Hore Ee Wanaagsanayd Xitaa Inaga Oo Isbuulayn(isnafaqayn) Waliba Dabiici Ah

Caadada xun dabeecad qalafsan miyay keentaa
Caadada xun dabeecad qalafsan miyay keentaa

Jawaabta:

Waxaan filayaa adiga inaad qabto cudurka waswaaska, maxaayeelay su’aalo badan ayaad kusoo celcelisaa oo aan ka jawaabay, magacana waad badashaa marka su’aashan wax badan ayaan ka jawaabay, haddii aad mar kale su’aal laga jawaabay kusoo celiso jawaab laguma siinayo, su’aashaadana waa la tirayaa, maxaayeelay dad badan ayaa u baahan in su’aalo looga jawaabo aniga dhowr jeer ayaan kuu sheegay adiga wax ma fahmaysid.

Exit mobile version