Site icon Daruur درور

Biyaha shahwada fekerka ku baxayo waa maxay

Biyaha shahwada fekerka ku baxayo waa maxay

Su’aasha:

Walaal waxaa igu Badan kacsiga mar walba Hdii aan Gabadh niyada Ku qabto waan Kacsanayaa mararka qaar marka aan Niyad aHaan si saaid aH isku wada raaciyo waan Biya baxaa aniga oo aan wxba ficil aH aan samayn kaliya aan niyeystay caado kale oo aan sameyana ma jirto kaliya ciladaas uunban isku arkay xataa mar walba oo aan Gabadha aan wada shekeysano aan la hadlayo waan kacsanayaa wyo hadaladeeda ayaa dareen ii samaynaya markaa maskax ayaan markaa aan si dhab aHaan isku raaciyo wn kacsanayaa marka ma fariinta aan maskaxda u direy uunbaa mise cilad kale ayaa jirta ?
Mida kale maskaxdu iyo dareenka ragga Ee kacsigu sidee iskula shaqeyan.

Biyaha shahwada fekerka ku baxayo waa maxay
Biyaha shahwada fekerka ku baxayo waa maxay

Jawaabta:

Dareenka kacsiga meesha uu kasoo fulo waa maskaxda, xubnaha taranka waxa usoo gudbiyo dareenka waa fikirka maskaxda, laakin inta badan qofka biyaha fikir kuma keeni karo.

Taas waxay u badan tahay dadka hadda soo qaangaaray oo biyaha ay ku cusub yihiin ama qof muddo aan biyo ka bixin, siigada maskaxda ayaa loo yaqaanaa marka uu ninka fikir ku keeno biyaha.

Lama dhihi karo cillad ama jirro ayaa haysa qofkaas, waa wax ka dhalanaya kacsiga xoogga badan.

 

Riyada Galmada

The place from which the arousal impulses are carried out is the brain, and the reproductive organs transmit the feeling is the brain’s thoughts, but often the person cannot think about the water.

This is more common in people who have just come of age and are new to water or someone who hasn’t been out of water for a while, brain siding is called when the man brings thought to the water.

It cannot be said that there is a defect or a disorder in that person, it is the result of strong erection.

Exit mobile version