Site icon Daruur درور

Biyaha raga waxa adkeeya

Biyaha raga waxa adkeeya

What makes the semen a thick ?

la og yahay biyaha raga ama shahwada raga marka ay adag yihiin waxaa lagu tiriyaa inay tayo leeyihiin, waxaa laga rabaa biyaha inay ishaystaan.

Biyaha raga waxa adkeeya
Biyaha raga waxa adkeeya

waxaa isweydiin mudan maxaa lagu adkeeyaa biyaha raga?

waxaa lagu adkeyn karaa biyaha gaaxin.

qofka raba in biyahiisa ay adkaadaan waxaa laga rabaa inuu gaaxiyo markastoo ay qofka ka daahaan biyaha way adkaadaan laakin qofka mar kaste galmo sameeynayano biyihiisa waa daciifiican waxay noqonayaan sida caanaha oo kale xataa midabka cad inay waayaan ayaa dhici karto.
waxaa la sheegaa biyaha u dhow inay haweeneydu ku uurwdo waa biyaha gaaxsan oo adag tayadooda xoog yayay leedahay si fiican ayay u saameynayaan.
sidoo kale qofka waxaa laga rabaa inuu badsado cuntooyinka biyaha manida badiya waxaa ugu muhimsan basashaha iyo ukunta iyo caanaha.

Qofka biyaha maalintii imisa liitar baa ku filan

The person who wants his semen to be hard is required to be hungry whenever the person is late for the water they are hard but the person who always has sex his water is weak and it becomes like milk even the white color they can lose.
It is said that the water that is close to a woman’s pregnancy is the water that is hungry and hard and has a strong quality and is well affected.
The person is also required to increase the number of foods that increase semen water, the most important of which are onions, eggs and milk.

Exit mobile version