Site icon Daruur درور

Bisha kow ayay u muuqataa sida dad badan ay sheegeen

Aqoonyahan falaki ah oo u dhashay dalka Kuwait ayaa yiri bisha soonfur waa inay dhalataa maalinta arbacada, marka la eego xisaabaadka cirka, wuxuu raaciyay suurtagal ma aha inay dhalato talaado isagoo yiri dowladaha sheegay inay bisha dhalatay si qaldan ayay dadka soonka kaga fureen.

dowladda sacuudiga oo sheegtay in bisha la arkay ayaa dowlado badan ay ku raaceen. siiba muslimiinta ku nool wadamada reer galbeedka.

Falaki kuwitiyan ah oo sheegay soonka si qalad loo furay
Falaki kuwitiyan ah oo sheegay soonka si qalad loo furay

inkastoo dalka Masar ay dhaheen bisha lagama arkin maalinta talaadaa dalka  marka ciidda waxay noqonaysaa barito arbacada ah. sawirkan waa bisha maanta oo talaadada ah wuxuu u muuqdaa inay kow tahay oo berri arbacada inay ciid tahay.

Exit mobile version