Bisha kow ayay u muuqataa sida dad badan ay sheegeen
Aqoonyahan falaki ah oo u dhashay dalka Kuwait ayaa yiri bisha soonfur waa inay dhalataa maalinta arbacada, marka la eego xisaabaadka cirka, wuxuu raaciyay suurtagal ma aha inay dhalato talaado isagoo yiri dowladaha sheegay inay bisha dhalatay si qaldan ayay dadka soonka kaga fureen.
dowladda sacuudiga oo sheegtay in bisha la arkay ayaa dowlado badan ay ku raaceen. siiba muslimiinta ku nool wadamada reer galbeedka.
