Site icon Daruur درور

Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina

Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina

Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina
Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina

Waxaa soo weerartay habeen leyl ah barambaro aad u badan Madina almunwara.
Barambardaas oo lala yaabay sidey u badneyd.
isla markii waxaa loo yeeray dadka cayayaanka la dagaallmao sidii loo nadiifin lahaa .

arrintan waxay qabsatay sidoo kale masjidka Xaramka ee Makka muddo yar kahor

waxaa lala yaaban yahay waxa keenay arrintan.

Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina
Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina
Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina

dad badan ayaa waxay sheegeen in arrintn ay tilmaamayso carada Alle.

dowladda sucuudiga oo ku dhaqaaqayso arrimo aad u xun.

waxay keentay naago qaaqaawan oo ka niikiyo dhulka barakaysan

sidoo kale waxyaalo badan oo xun ayay bilaabeen inay muujiyaan. wixii ay qarsan jireen waa hore ayay banaanka soo dhigeen.

waxay dhacday arrintan  11/4/2019 daawo muuqaalka

Exit mobile version