Site icon Daruur درور

Bahalka weyn intuu la egyahay cabir ahaan

Bahalka weyn intuu la egyahay cabir ahaan

Su’aasha:

ASC suasheyda waxay tahay marka laga hadlayo gus weyn centimeters ahaan intuu ka bilawda intuu ku egyahay majira bahal gaara 30cm mida kale naag walba miyay xamili karta bahalka weyn mida udambeysa school ka waxa nalagu bara in bahalka dumarka yahay kaliya 8cm siduu ku qabila bahal 25cm ah amaba 30cm ah.

Bahalka weyn intuu la egyahay cabir ahaan
Bahalka weyn intuu la egyahay cabir ahaan

Jawaabta:

Geedka ninka marka uu gaaro 18 sinti waxaa lagu tiriyaa inuu yahay mid weyn, way dhici karta inuu gaaro 30 sinti laakin waa yar yihiin xaaladahaas,  naagta ma xamili karto mid 30 sinti ah, xataa midka 20-ka dumarka qaar wuu dhibaa xanuun ayuu u keenaa marka uu gaaro afka minka.

Teeda kale 8-da sinti ee bahalka naagta waxaa laga wadaa duleelka afka ilaa gudaha, waa meesha ugu muhumsan raaxada naagta,  ninkana marka uu naagta u tagayo maasafo ayaa meesha ka baxayso saafi ahaan uma wada galayo, waxaa kaloo jirta geedka dumarka inuu balaastik oo kale yahay wuu is fidinayaa, naagaha baryaha waaweyn la mid ma aha dumarka dhuuban, naago waxaa jira wax weyn u baahan.

Qiso waxaa jirta oo ku qoran kitaabka rowdatu almuxibbiin  روضة المحبين oo uu qoray Ibnu Alqayim, nin ayaa jiray geed weyn lahaa naag kasta uu guursado furiin ayay ka dalbi jirtay mid xamisho ayaa la waayay, ilaa gabar ilmo adeero ay yihiin tiraahdo anaa guursanayo waxaan ahay qof jir haysa, naagtaas xoog ayay lahayd dabo weynna way lahayd, markuu guursaday ilmo badan ayay u dhashay.

Kaniiniga Xtrasize oo bahalka ninka weyneeya dhib miyuu leeyahay

Maxaa keeno taranka raga marka oo dansan yahay inuu Hoos u noqdo

A man’s penis is considered large when it reaches 18 inches, it can reach 30 inches, but in those cases, it is small. A woman cannot handle a 30 inch penis. Even a 20 inch penis can cause pain for some women when it reaches the cervix.

On the other hand, the 8 inches of a woman’s penis are from the opening of the vagina to the inside, which is the most important part of a woman’s pleasure. When a man goes to a woman, he goes far away, he does not enter her completely.

There is also the fact that a woman’s penis is like plastic, it stretches, big women are not like thin women, women have bigger needs.

There is a story written in the book Rowdatu al-Muhibbiin by Ibn Al-Qayyim.

There was a man who had a large tree. Every woman he married would ask for a divorce from her. One of the trees disappeared. Until a cousin said, “I am marrying a woman who is strong and has a big tail.” That woman was strong and had a big tail. When he married her, she gave birth to many children.

كان عبد الله بن ربيعة من خيار قريش صلاحا وعفة، وكان ذكره لا يرقد، فلم يكن يشهد لقريش خيرا ولا شرا، وكان يتزوج المرأة، فلا تلبث معه إلا أياما حتى تهرب إلى أهلها، فقالت زينب بنت عمر بن أبي سلمة: ما لهن يهربن من ابن عمهن؟ قيل لها: إنهن لا يطقنه، قالت: فما يمنعه مني؟ فأنا والله العظيمة الخلق، الكبيرة العجز، الفخمة الفرج! قال: فتزوجها، فصبرت عليه، وولدت له ستة من الولد.
وقال رشدين بن سعد، عن زهرة بن معبد، عن محمد بن المنكدر: أنه كان يدعو في صلاته: اللهم قو لي ذكري! فإن فيه صلاحا لأهلي

Exit mobile version