Site icon Daruur درور

Bahalka dumarka midka weyn

Bahalka dumarka midka weyn

Su’aasha:

Dumarka kuwooda siilka weyn shan farood magaleyaan amaba gacan dhan. ( siilka maxaa weyneeya )

Bahalka dumarka midka weyn
Bahalka dumarka midka weyn

Jawaabta:

Naagta bahalkeeda waa sida balaastik oo kale ilmo ayaa kasoo baxo marka way suurtagalaysaa gacanta inay gasho marka ay ilmo dhahso kaddib,

farahana gacanta ayayba kasii fudud yihiin.

Siilka dumarka sababo badan ayaa weyneeya waxaa ka mid ah dhalmada badan iyo galmada badan  dumarka qaarna way ku dhashaan siil weynaanta.

Dhlmada badan ayaa sabab u noqoto siilka dumarka inuu weynaado.

Naagta dhalmada badan oo ilmaheeda sanad walba dhasho xubinteeda taranka way ka weynaataa.

Dumarka noocaas ah haddii ay la socoto xaaladdooda abuurka jirka oo sidaas ah.

Taas waxay sii kordhisaa xaaladda ah weynaanta siilka.

 

A woman’s vagina is like a plasticity.

Tears come out when it is possible to enter the hand after she has a baby, and the fingers are lighter in the hand.

Multiple births cause a woman’s vagina to enlarge.

A woman who has given birth to many children every year will have a larger vagina.

Such women, if accompanied by their reproductive status, will have a larger vagina.

This will further increase the condition of the vagina’s size.

Gabar 18-jir ayan ahay balbal iyo dhacaan baa i wareeriyay

Exit mobile version