Site icon Daruur درور

Ayeeyo oo ku riyootay awoowe dhintay

Ayeeyo oo ku riyootay awoowe dhintay

Riyada:

ustaad Ayeeyday waxay ku riyootay maalin iyo habeen isku xiga inay aragtay awoowe wuu dhintay ilahay haw naxatiisto waa ayeeyo hooyo iyo awoowe hooyo waxay tidhi gurigii uu ku dhintay ooy hada ku sugan tahy oo ah guriga wiilkeeda ayuu qol igaso baxay sidan u sugayey ayaan waayey waa maalinti Habeenkiina Waxay tidhi meel aad dadku ugu badnaayen ayaan joogay waxban raray sida dameero oo kale meeshi buuqa ahayd ayuu igaga soo baxay sidan u sugayey ayaan hdana arki wayey mar sadexaad ayuu dadka dhexdoodi igaga soo baxay isago soo socda iigu danbaysay maxay noqon kartaa ustaaad

Ayeeyo oo ku riyootay awoowe dhintay
Ayeeyo oo ku riyootay awoowe dhintay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xalaadda familka ay ku sugan yihiin, waxayna u badan tahay in ay ka fikirayso wixii hore.

Guud ahaan riyada waa khayr inshaa Allaah.

Halkan ka daawo riyada awoowaha

 

The dream indicates the family’s current situation, and is likely to be reflecting on the past.

In general, the dream is good, God willing.

Exit mobile version