Astaaamaha lagu garto marka qofka wadnahu xanuunayo

Su’aasha:

Astaaamaha lagu garto marka qofka wadnahu xanuunayo.

Astaaamaha lagu garto marka qofka wadnahu xanuunayo
Astaaamaha lagu garto marka qofka wadnahu xanuunayo

Jawaabta:

Jirada wadna xanuunka waxaa lagu gartaa astaamo badan waxaa ka mid ah:
1- suuxdin kedis ah
2- neefta oo ciriiri gasho, qofka oo si fiican u neefsan waayo.
3- xabad xanuun, xabadka inuu kaa xanuuno.
4- yaqyaqsi daran iyo adkaanshaha dheefshiidka.
5- xanuun daran aad ka dareento garabka bidix.
6- madax wareer.
7- dhidid daran aan haraynin.

Astaamaahan way dhici kartaa sababo kale inay keenaan laakin waa astaamo tusaya mararka qaar xanuunka wadnaha.
Laakin qofka hadduu iska dareemo xanuunka wadnaha waxaa laga rabaa inuu iska baaro.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More