Argagixiyaha muslimiinta New Zealand masjidka ku laayay
Booliska New Zealand waxay sheegeen ninka argagixiyaha muslimiinta ku laayay masjidka waxaa lagu magacaabaa Brenton Tarrant wuxuuna u dhashay dalka Australia wuxuuna jiraa 28 sano.

intuusan weerarka fulinin wuxuu faafiyay warqad uu ku sheegayo sababta uu u weeraryo masjidka ;
wuxuu yiri aniga waxaan ahay nin cad oo kasoo jeeda dad cad waxaan ka hortagayaa muslimiinta kusoo qolqolaya dalkeena.
waxaa la sheegay inuu ka tirsan yahay kooxda nacaybka u qaba dadka soo hijrooday oo muslinka ah.
booliska waxay gacanta ku dhigeen 4 qofood kale oo iyagana la sheegay in kuwaas ay ka mid yihiin.
dadka dhintay hadda waxsay gaareen 49 dhaawacana 20.