درس الأسبوع السابع: الجملة البسيطة

 

   الجملة البسيطة في اللغة الصومالية   Weedha fudud

الجملة البسيطة
الجملة البسيطة
Weedh dhiman جملة ناقصة
Haddii aan guriga gato. إن اشتريتُ المنزل.
Haddii aad lacag u baahan tahay. إن كنتَ محتاجاً إلى نقود.
Geedka dheer. الشجرة الطويلة.

 

Weedh dhan جملة تامّة
Ninka ayaa tagay.
Ninka baa tagay. الرجل ذهب.
Ninkaa tagay.
Naagta ayaa tagtay.
Naagta baa tagtay. المرأة ذهبت.
Naagtaa tagtay.
Aadan ayaa dhoofay.
Aadan baa dhoofay. آدم سافر.
Aadanaa dhoofay.
Waxaa tagay  ninka. ذهب الرجل.
Waxaa tagtay  naagta. ذهبت المرأة.
Waxaa dhoofay Aadan. سافر آدم.
Saalax waa macallin. صالح مدرّس.
Magacayga waa Saalax . اسمي صالح.
Cabdiraxmaan: waa kuma adiga magacaa? عبد الرحمن: من أنت وما اسمك؟
Xasan: aniga waa Xasan حسن: أنا حسن.
Cabdiraxmaan: waa maxay magacaaga dambe? عبد الرحمن: ما اسم عائلتك؟
Xasan: magacayga dambe waa Cali حسن: اسم عائلتي علي.
Cabdiraxmaan: waa maxay nambarka moobeylkaaga? عبد الرحمن: ما رقم جوالك؟
Xasan: nambarka moobeylkayga waa 055327772 حسن: رقم جوالي:055327772
Cabdiraxmaan: waa maxay nambarka xafiiskaaga? عبد الرحمن: ما هو رقم مكتبك؟
Xasan: nambarka xafiiskayga waa: 2165078 حسن: رقم مكتبي:2165078
Cabdiraxmaan: waa maxay emailkaaga? عبد الرحمن: ما هو بريدك الإلكتروني؟
Xasan: emailkayga waa [email protected]. حسن: بريدي الإلكتروني [email protected]
Cabdiraxmaan: waa maxay nambarka jidkaaga? عبد الرحمن: ما هو رقم شارعك؟
Xasan: Jidkayga nambarkiisa waa 77 حسن: رقم شارعي هو 77
Cabdiraxmaan: jidkee degan tahay? عبد الرحمن: في أي شارع تسكن؟
Xasan: waxaan deganahay waddada Makka almukarrama. حسن: أسكن في شارع مكة المكرمة.
Cabdiraxmaan: xaafaddee? عبد الرحمن: في أي حي؟
Xasan: xaafadda Hodan. حسن: في حي هدن.
Cabdiraxmaan: halkey ku taallaa Hodan? عبد الرحمن: أين هدن؟
Xasan: Muqdisho. حسن: في مقديشو.
Cabdiraxmaan: dalkee? عبد الرحمن: في أي بلد؟
Xasan: Jamhuuriyadda Soomaaliya. حسن: في جمهورية الصومال.

 

 

Su’aalaha:

  • Kala bixi weeraha dhammaystiran iyo ku aan dhammaystirnayn

Haddii aan guriga gato.

Haddii aad lacag u baahan tahay.

Geedka dheer.

Naagtaa tagtay.

Aadan ayaa dhoofay.

Aadan baa dhoofay.

Aadanaa dhoofay.

Waxaa tagay  ninka.

Waxaa tagtay  naagta.

Waxaa dhoofay Aadan.

Saalax waa macallin.

 

  • Tarjun sheekeysiga soo socda:

Cabdiraxmaan: waa maxay nambarka jidkaaga?

Xasan: Jidkayga nambarkiisa waa 77

Cabdiraxmaan: jidkee degan tahay?

Xasan: waxaan deganahay waddada Makka almukarrama.

Cabdiraxmaan: xaafaddee?

Xasan: xaafadda Hodan.

Cabdiraxmaan: halkey ku taallaa Hodan?

Xasan: Muqdisho.

Cabdiraxmaan: dalkee?

Xasan: Jamhuuriyadda Soomaaliya.

 

 

مراجع:

  • Naxwaha Af soomaaliga, Shire Jaamac Axmed, 1976. Muqdisho Soomaaliya.
  • A Grammar of the Somal Language, J. W. C. KIRK 1905, Cambridge University.
  • الكاشف قاموس عربي صومالي. مؤمن عالم 2009 القاهرة

 

قد يعجبك ايضا
اترك رد

يستخدم هذا الموقع ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربتك. سنفترض أنك موافق على ذلك ، ولكن يمكنك إلغاء الاشتراك إذا كنت ترغب في ذلك. قبول قراءة المزيد