Anoo dad i amaanayaan iyo gabar igu riyootay
Su’aasha:
Asc Allah macak
1 waxaan ku riyooday xalay anoo dad odayaal ahi ay aad ii amaanayaan ninkaasi waa fariid iyo hadalo kaloo amaana
2 gabadh yar oon qaraabo nahay ayaa igu riyootay anoo fooqyo dhaadheer leh oo gaadhi aad u qaaliyoo ferari ah oo nooca daaqaduhu sida shinbiraha u furman ah
ayaan waxaan ku royaaday bay tidhi adoo wata ayaan ku arkay
Allah mahadle.
