Site icon Daruur درور

Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira

Su’aasha:

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa khayr iyo arsaaq iyo cimri dheer, ceelka biyaha nadiifka leh waa khayr badan inshaa Allaah.

Exit mobile version