Site icon Daruur درور

Accountiga Daruur muxuu taraa

Su’aasha:

Asc
Salaan kadib
Waxaan rabay inaan account aan ku furto web ka daruur, wuuna iiga diiday
Waxaan kaloo rabaa hadii aan ka furto acount maxaa faaido ah aan helaayo iigu jirto furashada acountka.

Accountiga Daruur muxuu kuu taraa
Accountiga Daruur muxuu kuu taraa

Jawaabta:

Marka hore furashada accountiga laga furto webka Daruur wuxuu ku siinayaa inaad gasho meelo uusan gali karin qofkaan xubin ka ahayn, teeda kale wixii aad soo weyddiiso hal meel ayay kuu galayaan ooo aad kala socon karto, sidoo kale wixii cusub ayaa dhaqsi kugu soo gaaro iyo waxyaabo kale.

Teeda kale hadda qofka iskuma qori karo laakin waan fun doonnaa is qordidda ama xubin ka noqoshada webka.

Sidoo kale webka waxaan kusoo darnay adeeg oo ah qofka inuu ku xayaysiisan karo wixii uu rabo inuu ii biyo waana free.

https://daruur.com//place-ad-2/ 

Exit mobile version