Site icon Daruur درور

5 arrimood Moobeelka batariga ka halleeysa

Qofka marka uu mobile soo iibsado wuxuu dareemayaa batriga inuusan dhaqsi ku dhamaanin, laakin marka uu muddo haysto wuxuu arkaa batariga oo si dhaqsi ku dhamaanaya.

5 arrimood Moobeelka batariga ka halleeysa
5 arrimood Moobeelka batariga ka halleeysa

Haddaba waxa keena batariga taleefanka inuu dhaqsi ku dhamaado waa arrimahan oo dad badan ay ku dhaqaaqaan:

1- iftiinka taleefanka oo aad loo dheereeyo.
2- inuusan qofka shaqysiinin qaab habeeneedka (night mode) uu leeyahay mobeelka.
3- inuu qofka mar kaste gaarsiiyo batariga 10% wax ka yar.
4- inuu adeegsado jaarji iyo fiilooyin aan asli ahayn.
5- taleefanka inuu kululaado marka uu jawiga kulul yahay iyo marka jaarjiga uu qaadanayo.
arrimahan ayaa ah kuwa soo dedejiya taleefanka inuu noqdo mid batariga ka hallaysan.

Marka waxaad ku ilaalin kartaa taleefanka marka aad arrimahan ka fogaato fadlan gaarsii dadka kale

Exit mobile version